DAAWO:- Senator Cabdiraxmaan Faroole "Soomaaliland Waa Soomaaliya, Waxa Dhimana Waa La Dhameystirayaa".

0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho Lagu doortay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka Soomaaliya oo loo doortay Cabdi Xaashi Cabdilaahi, Gudoomiye ku xigeenka 1-aad oo loo doortay Abshir Bukhaari iyo Gudoomiye ku xigeenka 2-aad oo loo doortay Mowliid Xuseen Guhaad.

Hadaba doorashada kadib Waxaa Warbaahinta la hadlay C.raxmaan Maxamaed Faroole, Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) Cismaan Maxamuud Dufle iyo Maxamuud Axmed Mashruuc oo kamid ah Aqalka sare ee Baarlamaanka.

Senator Cabdiraxmaan Faroole ayaa dhankiisa waxa uu yiri Xildhibaankii ugu horeeyay ee loo doortay Aqalka Sare wuxuu kasoo jeedaa Somaliland, Taasi Macnaheedu waa Somaliland way ku jirtaa.

 

 

HOOS KA DAAWO