DAAWO:- Sheekh Daa'uud Xirsi Siyaad, Sheekh Ibraahim Guureeye Iyo Waxgarad Kale Oo Jaaliyada Dibedda Ka Codsaday Inay Ka Qayb Qaataan Dhisida Xarunta Agoonta Maama Orphan Ee Magaalada Caabudwaaq.

0

DAAWO:- Sheekh Daa’uud Xirsi Siyaad Iyo Wasiirka Waxbarashada Galmudug Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye iyo Waxgaradka magaalada Cabaudwaaq Oo Jaaliyada Dibedda Ka  Codsaday Inay Ka Qayb Qaataan Dhisida Xarunta Agoonta Maama Orphan Ee Magaalada Caabudwaaq.

 

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO

 

Haddaba ma doonaysaa inaad dhaqaale ugu yaboohdo Dugsiga Hoose Dhexe Maama ee magaalada Caabudwaaq?

Fadlan Qofkii doonaya inuu si toos ah ugu diro lacag Agoonta ha ugu hagaajiyo Magaca iyo koonto nambarka hoos ku qoran.

Xawaalaada Hodan Global

Magaca: Mama Orphan School

Account (Koonto) Number: FQS094

Abudwak- Somalia
Sidoo kale dhamaan dadka ku nool UK ee doonaya inay lacag yar oo joogta ah bixiyaan fadlan haku shubaan koontadan.

Name: IQRA Somali Health & Education Development

Barclays Bank

Soort Code: 20 41 41

Account: 10748471

CHARITY NO:1099057

Waxii Faah Faahin ah oo intaas dheer la xiriir Maamulka Guud Ee Dugsiga Hoose Dhexe Ee Maama.

Cabdi Deeq Shire Faarax
Tel: 00447960308411
Email:iqrasom@Gmail.com
Mamaorphan@Hotmail.com