DAAWO:- Xaalad Qatar ah oo laga soo sheegayo Gaalkacyo

0

Duleedka Magalada Gaalkacyo ayaa waxa soo gaaray qoysas ka soo barakacay abaaraha ka jira deegaano ka tirsan Gobolka Mudug Halkaasi oo xilligaani ay ku haysto xaalad adag oo dhinac Nolosha ah.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka iyo kan dagmada Gaalkacyo ayaa kormer ku tagay qoysaskasi waxaana ay gaarsiyeen raashiin ay ka soo aruuriyeen shacbka Gaalkacyo .

HALKAAN KA DAAWO