DHAGEYSO:- Abaar daran oo laga soo sheegayo Tuulooyin Hoos tagga Goldogob

0

Qaar ka mid ah dadka Xoolo dhaqatada ah ee ku nool degaanka Goldogob ee Gobolka Mudug ayaa ka hadlay sida ay u saameyeen abaaraha ka jira degaanadooda.

Waxa ay sheegeen in ay ku nool yihiin Xaalado adag isla markaana ay jiraa baahiyo gaar ah oo heysata.

Waxa ay tilmaameen in ay ka sii dhamaanayaan Xoolihii ay heysteen isla markaana aysan jirin meel ay wax ka keenaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-