DHAGEYSO:- Axmed Yuusuf “ Waa Qalad in degaanadeena ay Saldhigyo Millatari ka sameystaan Dowladdo Shisheeye”..

0

Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in Saldhig Millatari ay Dowladdo shisheeye ka furtaan magaalooyin ka mid ah Somaliland.

Waxa uu sheegay in ay qalad tahay isla markaana Madaxda Maamulka Somaliland loogu baahan yahay in ay ka fiirsadaan go’aanka ay qaateen.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Shacabka Somaliland aysan dan ugu jirin arrintaasi isla markaana ay ku dadaalayaan sidii loo joojin lahaa.

Hoos ka Dhageyso Codka:-