DHAGEYSO:- C/raxmaan Faroole oo Muqdsho ku Soo Wajahan si uu ugu qeyb galo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

0

Musharaxa Madaxweyne C/raxmaan faroole ayaa ku soo Wajahan Magaalada Muqdisho oo Maanta ka bilaabaneyso doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in uu ka qeyb galayo doorashada ka dhaceyso Muqdisho ee Madaxweynenimo ee Dalka Soomaaliiya.

C/raxmaan faroole ayaa ka hadlay rajada uu ka qabo inuu ku guuleysto Xilka Madaxtinimo ee Dalka Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-