DHAGEYSO:- Dadka ku nool Koofurta Gaalkacyo oo ka hadlay Xilka qaadistii Madaxweyne Guuleed

0

Qaar kamid ah dadka ku nool Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta u ah Gobolka Mudug ayaa Siyaabo kala duwan uga hadlay Mooshinkii uu Baarlamaanka Galmudug Kalsoonida kala noqday Madaxweyne Guuleed.

Dadka Qaar ayaa sheegay in aysan Xilligaan Habooneyn in Xilka laga qaado Madaxweyne Guuleed,waxaana sidoo kale qaarkood ay sheegeen in Baarlamaanka ay Xaq u leeyihiin in Xilka laga qaado.

Waxa ay ku kala aragti duwanaayeen aragtidooda ku aadan Xil ka qaadista lagu sameeyay Madaxweynaha Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka:-