DHAGEYSO:- Gabay Fariin Ah Oo Loo Dirayo Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

0

Abwaan Jamaal Bilaawe Faarax oo ka mid ah Abwaaniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Soomaaliya gaar ahaan Degmada Caabudwaaq ayaa gabay ama sugaan kula hadlay xildhibaanada Soomaaliyeed iyo Musharixiinta Soomaaliyeed,waxaana uu gabaygaasi si wanaagsan ugula hadlay Musharaxiinta Iyo Xildhibaanada Baarlamaanka.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO