DHAGEYSO:- Guddoomiye Aweys Sheekh " Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Banaadiriga Si Cadaalad ah ayay ku dhacday"..

0

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Beelaha Banaadiriga Aweys Sheekh Xadaad oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in si Cadaalad ah ku dhacday doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Beelaha Banaadiriga.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in aysan jirin wax muran ah oo ka dhashay doorashada iyo beelo dood ka qaa doorashada sida ay u dhacday.

Waxa uu xusay in odayaasha dhaqanka ay kaalin weyn ka qaateen qabsoomida doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Beelaha banaadiriga.

Hoos ka Dhageyso Codka:-