DHAGEYSO:- Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay Guusha uu gaaray, Hal Arrina ka Codsaday Xildhibaanada Baarlamaanka

0

Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo mar kale loo doortay in uu hogaamiyo Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu jeediyay Qudbad kadib doorashadiisa.

jawaari in uusan isagu guuleeysan balse Shacabka soomaaliyeed iyo Golaha Shacabka ay guuleeysteen islamarkaana uu la imaan doono Howlkarnimo iyo wax qabadka duwan Afartii sano ee la soo dhaafay.

Isagoo intaa raaciyay in uu si dhax dhaxaadnimo ah ugu ku hogaamin doono Golaha Shacabka Soomaaliyeed, kana Codsaday Xildhibaanada iney si hufan ula shaqeeyaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-