DHAGEYSO:- Guddoomiye Xuseen Yuusuf “ Labada Aqal ee Baarlamaanka waxaan idiinka Codsanaya inad dadajisaan doorashada Madaxweynaha”..

0

Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Puntland Xuseen Yuusuf oo la hadlay Warbaahinta ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ugu baaqay in ay dadajiyaan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya si loogu gurmado dadka dhibaateysan oo ay abaaruhu saameeyeen.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in il gaar ah lagu eego xaalada dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Waxa uu sidoo kale ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed iney isku gurmadaan oo ay caawiyaan walaalahooda dhibaateysan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-