DHAGEYSO:- Isbedel lagu sameynayo Garsoorka Maamulka Galmudug

0

Maamulka Galmudug ayaa waxa uu sheegay in uu isbedel ku sameynayo Garsoorka Degaanada Maamulka Galmudug.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee maamulka Galmudug Yaxye Sheekh Cali oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa waxa uu sheegay Maamulka Galmudug in uu isbedel ku sameynayo Garsoorka Degaanada Cadaado.

Yaxye Sheekh Cali Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee maamulka Galmudug ayaa sidoo kale waxa uu sheegay hada in ay socdaan howlo kale oo isbedel loogu sameynayo Garsoorka, si dadka si siman loogu adeego.

11-kii Bishan ayaa Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxa uu Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Maamulka Galmudug u magacaabay Yaxye Sheekh Cali.

Hoos ka Dhageyso Codka:-