DHAGEYSO:- Maxay Tahay Sababta C/weli Gaas uu u koormeeray Degmada Qandala?..

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay Safarkii uu ku tagay Magaalada Qandala ee Gobolka Bari.

C/weli Gaas ayaa sheegay in uu soo arkay shacabka aad u wanaagsan oo dowladnimo doonaya, diyaarna u ah iney Maamulkooda la shaqeeyaan.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Raga ka tirsan Kooxda Daacish ee qeybo ka mid ah ku sugan Qandala in guud ahaan laga saarayo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-