DHAGEYSO:- Rajada ay qabaan Musharaxiinta Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Aqalka sare

0

Qaar ka mid ah Musharaxiinta u tartameysa Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa waxa ay ka hadleen waxyaabaha ay qaban doonaan hadii ay kursigaasi ku guuleystaan.

Sidoo kale waxa ay soo bandhigeen Barnaamijyadooda iyo waxyaabaha ku kalifay iney isku soo taagaan Xilkaan Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad.

Waxa ayna dhamaantood rajo ka muujiyeen ku guuleysiga hadafka ay leeyihiin dhamaantood.

Hoos ka Dhageyso Codka:-