DHAGEYSO:- Shacabka Puntland oo ka soo horjeestay qaabka Lacagaha loo kala Sarifto ee degaanada Puntland

0

Sanadihii dambe Waxaa Suuqyada degaanada Puntland ka jiray Sicir barar dhanka Sarifka lacagaha ah.

Shacabka ku nool degaanada Puntland ayaa arrintaasi ka soo horjeestay waxa ayna qaarkood sheegeen in aysan aqbali doonin Sicir bararka ka jira degaanadooda.

Waxa ay Madaxda Puntland ugu baaqeen in ay Muhiim tahay in soo fara geliyaan arrintaasi oo ay wax ka qabtaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-