DHAGEYSO:- Sir Culus Odayasha iyo Salaadiinta puntland oo sheegay in Dagaalka iyo Qasnaanta Siyaasada Galmudug uu Maleegay Madaxweyne Cabdi Wali Gaas

0

Iyadoo Dhawan ay soo ifbaxeen in Colaada iyo Siyaasada Qasan ee Galmudug ka taagan uu soo Maleegay Madaxweynaha Puntland cabdi wali gaas isla Markna Lacago Badan uu ku bixiyay isagoo lacagahasi soo marsiiyay Siyaasiyin galmduug caan ka ah aya arintaasi waxaa markii ugu horeysay daaha ka qaaday oo saxafada u cadeeyay salaadinta puntland kuwaasi oo shegay in gaas uu ka danbeeyay qasnaanta galmudug iyo colaada tagan isla markana uu rabo in dagaal sokeeye uu ka dhax abuuro galmudug iyo puntland

Waxa uu Suldaan Afgaduud dhanka kale Sheegay in Xildhibaanada Ahlu-suna loo dhisay uu geesta kale ka danbeeyo Cabdi weli Gaas taasi oo uu ogyahay,

Suldaanka ayaa ka jawaabay Arimaha uu ku cadeen karo in Cabdi weli Gaas ka danbeeyo in Galmudug ka dhalato khalaaso xoogan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-