DHAGEYSO:- Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo si Kulul ugu hadlay Heshiiska ay Wada gaareen Somaliland iyo Dowladda Imaaraadka Carabta

0

Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyinta Somaliland oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay Heshiiska ay Somaliland la gashay Dowladda Imaaraadka Carabta.

Waxa uu sheegay in arrinta ay tahay mid Millatari loona baahan yahay in Madaxda Somaliland ay si taxadar leh kaga fiirsadaan.

Waxa uu sheegay in ay dhibaato weyn ka imaan karto hadii Dowladda Imaaraadka Carabta ay Saldhig Millatari ka sameysato degaanada Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-