DHAGEYSO:- Taliye Cusmaan Xasan Cuuke “ Waxaan la imaanaya Qorsheyaal Cad oo ku aadan Sugidda amniga Gobolka Mudug”..

0

Cusmaan Xasan Cuuke oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in wax badan uu ka qaban doono amni darada gobolka Mudug ka jirta.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in uu ilaalin doono Xuquuqda Ciidanka Booliiska isla markaana waxyaabaha ay xaqa u leeyihiin ay heli doonaan.

Waxa uu sidoo kale sheegay in uu la imaan doono qorshe Cad oo ku aadan sugidda amaanka Guud ee Gobolka Mudug.

Hoos ka Dhageyso Codka:-