DHAGEYSO:- Ururka NUSOJ oo soo saaray Warbixin ka hadleysa Dhibaatooyinka loo geystay Wariyaasha Soomaaliyeed sanadkii 2016

0

Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo saaray warbixin lagu soo bandhigayo dhibaatooyinka ay la kulmeen Wariyaasha Soomaaliyeed ee sanadkii tagay dhacay.

Sidoo kale waxa ay soo bandhigeen tirade Wariyaasha lagu Xeray lagu dilay Dalka Soomaaliya sanadkii hore ee 2016.

Xoghayaha Guud ee Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa sheegay in sanadkii 2016 Wariyaasha ay la kulmeen dhibaatooyin fara badan.

Waxa uu sheegay in aysan jirin Shaqsi loo qabtay dhibaatada loo geystay Wariyaasha.

Hoos Ka Dhageyso Codka:-