DHAGEYSO WARBIXIN:- Wariyaha Allgalgaduud Media Oo Booqday Dadka Kasoo Barakacay Abaaraha Ee Ku Nool Xeryaha Magaalada Caabudwaaq Iyo Xaalad Nolol Xumo…

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Caaudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in ay magaaladaas iyo deegaanada hoostaga ay kusoo barakaceen dadka ay saameeyeen abaaraha ba’an ee ka jira waqooyiga Galguduud.

Barakacayaashan ayaa waxa ay Wariyaha Warbaahinta Allgalgaduud ee Gobolada Dhexe ee Soomaaliya Cumar Laki Man uga warbixiyeen xaaladooda nololeed.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya