DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Macalin Sugaal Cali Guuleed Oo Baaq Nabaddeed U Diray Dhinacyadi Ku Dagaalamay Magaalada Caabudwaaq.

0

Macalin Sugaal Cali Guuleed oo kamid ah Culumaa’udiinka magaalada Caabudwaaq ayaa isagoo u waramayay Wariyaha Warbaahinta Allgalgaduud Media ee gobolada Dhexe waxa uu baaq u diray dhinacyadii shalay ku dagaalamay magaalada Caabudwaaq.

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO