DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Xildhibaanada Maamulka Gobolada Dhexe (Ahlusunna) Oo Ka Hadlay Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Caabudwaaq. Iyo Baaq Nabaddeed.

0

Xildhibaanada kasoo jeeda waqooyiga gobolka Galguduud ee ka tirsan maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusunna oo ka hadlay dagaalka ka dhacay maanta magaalada Caabudwaaq kuwaasoo baaq nabaddeed u diray dadka reer Caabudwaaq gaar ahaan beelaha walaalaha ah ee dirirtu dhexmartay.

Mudaneyaasha ka tirsan Baarlamaanka mamaulka gobolada dhexe ee (Ahlusuna Walajamaaca) ayaa wareysigan siiyay Wariyaha Warbaahin Allgalgaduud Media ee Gobolada Dhexe Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man).

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya