DHAGEYSO WAREYSI:- Wasiirka Wasaarada Aw qaafta Koofur Galbeed oo faah faahin ka bixiyay Mooshinka ay ka gudbiyeen Shariif Xasan

0

Wasiirka Aw qaafta iyo Arrimaha Diinta Maamulka Koofur Galbeed Macalin Barre ayaa sheegay in Xildhibaanno gaaraya  80 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Koofur Galbeed ay Mooshin ka gudbiyeen Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Macalin Barre ayaa intaa ku daray in Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan lagu Eedeeyay Waxqabad la’aan iyo wax is daba marin.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in ay ka go’an tahay in Madaxweyne Shariif Xasan ay Xilka ka tuuraan ayna rajeynayaan iney isbadal sameeyaan.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-