DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Masuuliyiin"Guuleed Cid soo celin karta ma jirto"

0

Xildhibaan Axmed Ducaale Geele Xaaf oo Ka Mid Ahaa Xildhibaanadii Waqtigiisu Uu Dhamaaday Ayaa Ka Hadlay Sida uu u Arko Xilka Qaadista Xildhibaanada Ay Sameyeen iyo Diidmada Madaxweynaha Galmudug.

Xaaf Waxa uu Sheegay in Sharci uu Yahay Xilka Qaadista Xildhibaanadu Ay Ku Sameyeen Madaxweynaha Galmudug. Waxana Xaaf auu sheegay in Madaxweyne Guuuleed uu dhacay islamarkaana barlamanka aysaxsan yihiin.

Xildhibaan Xaaf aya lagu Edeynaya in uu Hormuud ka ahaa Mooshinkii Sharci darada ahaa ee xilka looga Qaaday Madaxweyne Gulled Waxana la Shegay in Lacagaha Barlmaanka la Siiyay la soo marsiiyay Xaaf lacagahaasi oo ay bixiyeen Madaxda Maamulka Puntland.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA