DHAGEYSO:- Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha ee Somaliland oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay, Fariina u diray Shaqaalaha

0

Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha ee Maamulka Somaliland Maxamed C/llaahi ayaa kulan gaar ah la qaatay Shaqaalaha Wasaarada.

Waxa uu kula dardaarmay iney sii laba jibaaraan howsha adag oo ay hayaan iyo shaqooyinkooda.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay si sax ah u heli doonaan xuquuqdooda isla markaana uu ka shaqeyn doono helida Mushaarkooda joogtada ah.

Hoos ka Dhageyso Codka:-