DHAGEYSO:- Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo Fariin u diray Musharaxiinta u tartameysa Xilalka kala duwan ee Dowladda

0

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka, Kana Mid ah Musharaxiinta u tartameysa Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa deeq lacageed ku wareejiyay Guddiga Abaaraha Qaranka.

Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in shacabka Soomaaliyeed ay isku gargaaraan oo ay iscaawiyaan.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Musharaxiinta loogu baahan yahay in qeyb ka mid ah lacagaha ay ku galayaan doorashooyinka in ay ugu deeqaan walaalahooda dhibaateysan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-