DHAGEYSO:- Xildhibaan Idiris “ Waxaa waajib ah in aan u gurmano dadkeena dhibaateysan ee degaanada abaaraha ka jiraan ku nool”..

0

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya eek a soo jeeda degaanada Koofur galbeed Soomaaliya ayaa deeq lacag ah ku wareejiyay Gudi loo Xil saaray ka shaqeynta badbaadinta shacabka dhibaateysan.

Xildhibaanadaan ayaa sidoo kale booqday degaanada abaaraha ka jiraan ee Koofur Galbeed Soomaaliya.

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan sidii loogu gurman lahaa dadka dhibaateysan ee ku nool degaanada ay abaaraha ka jiraan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-