DHAGEYSO:- Xildhibaanada Baarlamaanka oo ka hadlay qaabka ay ku dooranaya Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Sifooyinka ay ka doonayaan

0

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay nooca Guddoomiyaha Baarlamaanka ay dooranaya iyo Sifooyinka ay ku Xulanayaan.

Waxa ay sheegeen qaarkood in isbadal loo baahan yahay isla markaana ay dooranaya Wejiyaal Cusub oo hogaamin doono Baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale Xildhibaanada qaar ayaa qaba in kala qeybsanaan ay ka dhalan karto doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Hoos ka Dhageyso Codadka:-