Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi oo Muqdisho ka socota

0

Doorashada golaha shacabka ee xubnaha ka imaanaya gobolada Waqooyi  ayaa maanta ka dhaceysa Magaalada Muqdisho.

Labo kursi ayaa lagu wadaa in la doorto Maanta sida uu qorshuhu yahay.

Doorashada golaha Shacabka ee beelaha Banaadiriga oo ka dhacday shalay Muqdisho ayaa lagu doortay labo kursi.

Sidoo kale todobaadkaan ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo xubnaha ka dhiman doorashada xildhibaanada ka imaanaya gobolada Waqooyi ee dalka.