AKHRISO:- Immisa cod ayay kala heleen Musharaxiintii Guddoomiyaha Baarlamaanka ?

0

Waxaa la soo gaba gabeeyay Doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somaaliya oo bilaabatay barkhanimadii maanta.

Musharaxiinta tartameysay ayaa waxa ay kala heleen codadkan hordhaca ah:-

  1. Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo noqday Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa helay 141 cod.
  2. C/rashiid Maxamed Xidig ayaa helay 97 cod.
  3. C/fataax Maxamed Ibraahim Geesey ayaa helay 17 cod.
  4. Idiris Cabdi Dhaqtar ayaa helay 2 cod.

Guddiga Doorashada ee Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay maanta wixii ka bilowda Guddoomiyaha Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya in uu yahay Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).