Qiiymaha Codadka Xildhibaanada oo Cirka isku shareeray

0

Waxaa saacad walbaa sii kordhay Qiiymaha lacagta ee lagu doonayo Codadka Xildhibaanada Maanta Soo dooran doona Musharraxiinata Loolanka uu u dhaxeeyo ee baarlamaanka.

Kulamadii ugu dambeeyay waxaa Xildhibaanada Maanta wax dooran doona la yeelanaya Prof’Jawaari’.Xiddig,Takhtar,Iyo C/fataax Geeseey kuwaas oo mid kastaa Xildhibaanada uu la kulmay ka dalbanaya in ay isagu doortaan.

Codadka Xildhibaanada ayaa la gaarsiiyaya Lacag dhan Afar Bolol oo kun oo Doollar { $400,000} warar aya sheegaya in uu jiro isbaheysi ka dhan ah Mid ka mid ah Musharraxiinta Guddoomnka Baarlamanka u taagan kaas oo ay hormuud ka yihin Xisbiga Madaxweyanha Talada dalka ay ka dhamaatay ee Xasan sheekh.