TOOS U DAAWO:- Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo hada Muqdisho ka bilaabatay

0

Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Golaha shacabka waxaa hada ka bilaabatay Doorashada Guddooomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn loo adkeeyay, gaar ahaan xarunta ay ka dhaceyso Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya.

Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxa ay kala yihiin Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari), C/fitaax Ibraahim Geeseey, Idiris Cabdi Dhaqkhtar iyo C/rashiid Maxamed Xidig.