TOOS U DAAWO:- Doorashada Gudoomiye Ku Xigeenada oo Goordhow bilaabatay

0

Waxa goordhow Xarunta Baarlamaanka si rasmi ah uga bilowday Doorashada Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxana ku tartamaya Ilaa 5 Musharax.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

Doorashada Guddoomiye ku-xigeennada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Slået op af Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed i 12. januar 2017