TOOS U DHAGEYSO: Barakacayaal Kusoo Qul Qulaya Magaalada Caabudwaaq Iyo Wariyaha Allgalgaduud Media Oo Booqday Xerada Dayacan.

0

Waxaa si joogta ah wali uscoda Barakacayaasha soo gaaraya magaalada Caabudwaaq kuwaasoo oo aan wali helin wax gurmad ah.

Waxaa maanta gaaray xerada barakacayaasha ee Dayacan wariyaha Allgalgaduud Media ee gobolada dhexe Cumar Laki.

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya