TOOS U DHAGEYSO:- Cabdiwali Gaas Oo Ku Socda Dhabihii Saaxiibkiis Cabdikariin Xuseen Guuleed Iyo Xildhibaan Mooshin Ka Hadlay.

0

Mudane katirsan Baarlamaka Puntland ayaa Eedeun Kulul u Soo Jeediyay Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, oo ay sheegeen inuu arrimo badan ku guuldaraystay.

Xildhiban Cabdi Risaaq Siciid Aadan oo ka Mid ah Mudaayasha Laga Soo Dooortoo Gobolka Bari ayaa Sheegay inay Puntland ay Wajahayso Xaalad Adag Oo dhanka Dhaqaalaha ah Siba Ciidamada Puntland oo uu Sheegay inay Mudanaysha Baarlamaka La Qeyb Sadeen inaysan Muddo Helen Mushahaaraadkoodii .

“Sanadkii ugu Horeeyay ee aanu dooranay C.wali gaas ayaa la waayey Mushahaarkii, Ilaa hadana way Socotaa, Dhaqaaliha badan ee ku baxa Safarkiisa oo Xad dhaaf ah marka la waydiiyo isaga wuu Inkirayaa, Maxaanu Samaynaa Miyaanu Xernaa Madaxwaynaha, Anagu ma Ciidan ayaanu Haysanaa.”

Xildhibaanka Waxaa uu Xukuumada Madaxweyne Gaas Ku Eedeeyay inaysan waxba ka Qaban Xaalada Abaaraha Amniga Dhaqaalaha.

“C.wali gaas waxaan kula talin lahaa inuu Xukunka isaga dego, oo is Casilo, Hadii aanu Kursiga baneyn Ceeb ayuu ka dhaxli doonaa” Ayuu yiri.

HOOS KA DHAGEYSO