TOOS U DHAGEYSO:- Maamulka Galmudug oo Xukun ku riday Ajaaniib

0

Maxkamada Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug Ayaa Maanta Xukun Ku Riday Ajaanib Saarna Doon Kaluumaysi Sharci Daro Ah Ka Waday Xeebaha Galmudug oo Ay Soo Qabteen Ciidamada Bada Galmudug.

Taliye Kuxigeenka Ciidamada Bada Galmudug C/rashiid Maxamed Axmed Cimri Ayaa Ka Warbixiyay Sida Ay udhacday Maxkamadeenta Ajaanibtan. Waxana uu Sheagay in Cid Walba uu ku soo Xad Gudubta Bada Galmudug la Marsiin Doono Talaabo walba oo Ciidanka Galmudug kaga aadan in ay ka qaataan Cid Walba oo deganada Galmudug si sharci Daroa h ugu Soo Xadgudubta

HALKAAN KA DHAGEYSO