TOP DHAGEYSO:- Deegaanadii ugu badnaa oo Ciidamada Dowlada ay la wareegeen iyo Al-Shabaab oo Taariikh lagu dhigay

0

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta Degaano dhowr ah oo ka tirsan Shabellaha Hoose kala wareegay Shabaab joogeen.

Degaanada kala ah Bariire,Sabiib ,Malable iyo Daarul-samaal ayaa la sheegay in ay soo galeen gacanta Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale Dagaal ayaa ka dhacay Degaanka Aw-dheegle ee Gobolka Shabellaha Hoose,kaas oo u dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab.

HALKAAN KA DHAGEYSO