TOP DHAGEYSO:- Maamulka Galmudug oo War cusub ka soo saaray Dagaalo ka dhacay Galgaduud

0

Iyadoo dagaal dhimasho iyo dhaawac Sababay uu ka dhacay Degmada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud iyo Degaan lagu Magacaabo Gadoon oo hoostaga Degmada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka hadlay Maamulka Galmudug.

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha Galmudug Maxamed Nuur oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in Galmudug ay ku baaqeyso in Deg Deg loo joojiyo dagaalada kasocda Galgaduud islamarkaana ay ka xun yihiin in Shacabka Reer Galmudug Bilaash lagu daadiyo Dhiigooda.

HALKAAN KA DHAGEYSO