WAR DEG DEG AH:- Dagaal Ka Socda Magaalada Caabudwaaq.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayan inmagaalada uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya laba beelood oo walaala ah.

Warkan ayaa intaas waxa uu ku darayaa in yimid kadib markii nin hubeysan uu dilay nin kale oo oo kasoo jeeda beel kale oo walaalo ay yihiin.

Dagaalka ayaa waxa uu reebay qasaaro dhimasho iyo dhaawac oo aan la xaqiijin karin ilaa hadda

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media