WAR DEG DEG AH:- Doorahsada Guddoonka Aqalka Sare oo Muqdisho ka bilaabatay

0

Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta KMG ah ee Aqalka Sare waxaa ka bilaabatayDoorashada Guddoonka Aqalka Sare, sida horeyba loogu balansanaa.

Xildhibaanada Baarlamaanka ee Aqalka Sare oo saakayku xaadiray xarunta Doorashada ay ka dhaceyso ayaa codadkooda dhiibanaya.

Guddoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare Mudane Dhega-juun ayaa ahaa xildhibaankii ugu horeeyay ee codeeya.

Hada waxaa soocota Doorashada Guddoonka Aqalka Sare, waxaana ku tartamaya Musharaxiinta kala ah:-

  1. Cabdi Xaashi C/llaahi, Xildhibaan hore
  2. Mustafe Maxamed Qodax,  xog-hayihii hore ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Somaliland