WAR DEG DEG AH:- Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la doortay

0

Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii uu helay codad ka badan 139.

Tirinta codadka ayaa weli socota, waxaana Hoolka ay ka socoto Doorashada laga dareemayaa farxad iyo sawaxan oo ay sameynayaan xildhibaanada, iyagoo ku faraxsan Jawaari.