WAR DEG DEG AH:- Taliye Ciidan oo Goor dhaw lagu dilay Magaalada Jowhar

0

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Shabeelaha Dhexe Khaliif Cabdulle Carfaaye ayaa ku geeryoodey, Bambo Gacmeed lagu tuuray xarunta Taliska Ciidanka Magaalada Jowhar.

Geerida Khaliif Cabdulle Carfaaye Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaa xaqiijiyay Saraakiisha Ciidanka Dowladda Federaalka ee Gobolkaasi.

Wixii soo kordha kala Soco Shabakada Wararka Allgalgaduud.com..