WAR DEG DEG AH:- Wareegii Koowaad Ee Doorashada guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Oo Soo Gabagaboowday.

0

Waxaa goor dhow soo dhamaatay wareegii koowaad ee doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo labaad ee doorashada baarlamaanka Soomaaliyeed.Tirinta ayaa waxaa ugu cad cad llaa iyo hadda Xildhibaan Faarax Shiikh Cabdulqaadir iyo Cabdiweli Shiikh Ibraahim Muudeey. waxaana ku soo xiga Khadiijo Maxamed Diiriye.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media