WAR DEG DEG AH:- Xildhibaan Cabdweli Sheekh Muudey Oo Wareega 1-aad Ku Horeeyay Iyo Wareega Labaad Oo La Guda Gali Doono…

0

Wararka naga soo gaaraya Xarunta baarlamanka Soomaaliya waxaa ka socota tirinta codadka wareegga koowaad ee doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamanka.

Warkan ayaan intaasi waxa uu ku darayaa Sida muquata illaa hadda waxaa aad isugu dhow xildhibaan Cabdi Weli Sheekh Ibraahim Muudeey iyo Faarax Cabdulqaadir, oo u muuqda inay ka horeeyaan xubnaha kale ee la tartamaya.

Waxay ilaa iminka kala marayaan:

Muudey 111 cod,
Faarax Cabdiqaadir 94 cod,
Khadiijo …….

Dhinaca kale waxaa suuragal ah in Musharaxiinta tartamay wareega labaad kii helaa codka 139 Xildhibaan uu ku guuleysan doono tartanka, sidoo kale haddii tirada intaas ka yaraatana waxaa loo gudbi doonaa wareega sadexaad.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media