DAAWO:- Cabdiweli Gaas Madaxweyne Farmaajo Waxaan Ulla Shaqeenaynaa Si Hagar La'aan Ah.

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa maanta ku Noqday magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Barri ayaa ka hadlay Doorashadii Madaxwaynaha Soomaaliya iyo sida ay ula Dhaqmi doonaan.

“Hadaanu Puntland nahayna waxaanu madaxweynaha cusub ka balqan qaadnay inaanu si dhow ula shaqeynayno, wixii talo ah iyo wixii tusaale ah oo aan ku biirin karnona aan ku biirin doona, kuna soo dhoweyn doono wakhtiga ugu dhow in uu ku yimaado Puntland”.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay geerida Alle ha u naxariistee madaxwaynihi hore ee Puntland Cadde Muuse oo dhowaan lagu Aasi doono Boosaaso.

 

 

HOOS KA DAAWO