DEG DEG+DHAGEYSO:- Maqaaxi la gubay iyo Al-Shabaab oo Caawa Camaara ka talinaya

0

Sida ay noo xaqiijiyeen dadka deegaanka Camaara waxaa dib uga baxay Al-shabaab oo maanta qabsaday degaankaas markii ay isaga soo bexeen ciiddamada Galmudug.

Goob jooge ayaa inoo sheegay in maqaaxi ku taala degaanka ay dabqabadsiiyeen Shabaab taasoo la sheegay inay ka cunteen jireen ciiddamo katirsan maamulka Galmudug oo maalma kooban ku sugnaa Camaara.

HALKAAN KA DHAGEYSO