DHAGEYSO:- Beesha Abgaal Cismaan oo Hubkoodii ku wareejiyay Al-Shabaab

0

Beesha Abgaal Cismaan ayaa hub ugu deeqday Xarakada AL Shabaab kaddib munaasab ka dhacday gobolka Sh/dhexe.

Imaanka Beesha Abgaal Cismaan ee ay aqoonsan tahay Xarakada Al Shabaab oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in hub ay iyago lacagtooda ku soo gadeen ay ugu deeqeen AL Shabaab.

Madaxda Al Shabaab ayaa sheegay in ay gudoomeen hub ay AL Shabaab ugu deeqeen Beesha Abgaal Cismaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-