DHAGEYSO:- Nabadoon Cosoboow “Dagaalka Cadale Si deg eg ah halagu Joojiyo, Waana ka Xumahay Khasaaraha ka dhashay”..

0

Maleeshiyo beeleed ayaa galinkii dambe ee shalay dagaal ku dhexmaray deegaano hoostaga Degmada Cadale ee Gobolka Sh/dhexe.

Xiisada ayaa ka dhalatay aano qabiil waxaana si toos ah isaga horyimid labadaasi maleeshiyo

Ugu yaraan 6-ruux oo labada dhinac ah ayaa ku geeriyootay dagaalkaasi.

Maamulka Degmada Cadale ayaana ku baxay dagaalkiisa in kastoo ay xiisadu wali taagan tahay.

Nabadoon Cumer Ibraahim Cosoboow oo ka mid ah odayaasha kasoo jeeda deeganada ay xiisaduhu ka taagan yihiin ayaa waxa uu labada dhinac uu u jeediyay in dagaalka la joojiyo wadahadalna lagu dhameeyo xiisada.

Hoos ka Dhageyso Codka:-