DHAGEYSO:- Puntland oo sheegtay iney Hormuud ka ahayd Isbadalkii hogaamineed ee Soomaaliya ka dhacay

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Maamulkiisa uu door weyn ku lahaa in uu soo guuleysto Madaxweyne Farmaajo.

Waxa uu sheegay in Maamulkiisa uu wax badan ka shaqeeyay sidii Dalka uu ugu dhici lahaa isbadal hogaamineed.

Waxa uu sheegay in isbadalka uu yahay mid muhiim ah oo dalka hormar gaar siin kara.

Hoos ka Dhageyso Codka:-