DHAGEYSO WAREYSI:- Dowladda Cusub iyo Caqabadaha ay kala kulmi karto Dalalka Deriska

0

Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa horyaalla waxyaabo badan oo laga sugayo inay wax ka qabato, waxaana ugu weyn xaaladda amniga dalka.

Sidoo kale Caqabadaha hortaagan waxaa ka mid ah la shaqeynta Madaxda Dowlada goboleedyada Dalka ka jira.

Si kastaba, caqbadaha kale ayaa khubaradu sheegayaan inay ka mid yihiin maaraynta saamaynta waddamada deriska ah ay ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-